Dagaal dhiig badan ku daatay oo u dhaxeeya Al Shabaab iyo Liyuu Booliis oo ka socda Afdheer

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya dagaalyahano katirsan Al Shabaab iyo ciidamada Liyuu Booliiska ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ka socda deegaano katirsan gobolka Afdheer ee dowlad deegaanka. Sida aan wararka ku helnay dagaalka oo maanta dib u bilowday ayaa soo gaaray ilaa caawa , waxa ayna labada dhinac ciidankooda ku dagaalamayaan dhul banaan oo … Continue reading Dagaal dhiig badan ku daatay oo u dhaxeeya Al Shabaab iyo Liyuu Booliis oo ka socda Afdheer